headerImage

How To Create a Website

Malaa’igta iyo Jinka

Tukasho ku billaaba

Waydii qofkii diyaar u ahu inuu kor ka akhriyo aayaddii la soo xafidayay ee casharkii ugu dambeeyay.

Eebbe wuxuu u uumay malaa’igta si la mid ah sida uu u uumay adiga iyo aniga iyo wax kasta oo kale oo hareeraheenna ah. 

. Read more 

 

Calool fadhiga caruurta

Sidee baan ku ogaan karaa in ilmahayga caloosha fadhido?


Ilmahaaga waxay caloosha fadhidaa markii aad ku aragtid mid ama ka badan calaamadahan soo socda:

3 jeer ka yar ayuu saxaro dhigay muddo usbuuc ah.

Read more..

Qaamo qashiir iyo qalniinka qumanka

Qaamo-qashiir waa cudur ku badan caruurta wuxuuna ku dhacaa qanjirka lagu magacaabo "Parotid Gland", qanjirkaan wuxuu ka mid yahay qanjirrada soo daayo calyada.

Waxaa badanaa keeno caabuq feyruus waxaana calaamadihiisa ka mid ah:

Read more..

Waa maxay talaalka MMR?

Talaalku wuxuu ka xafidaa carruurta saddexda cudurba waxaana la siiyaa ,markay jiraan 12 bilood. Qadarka labaadna waxaa la siiyaa markuu ilmuhu jiro 4 sanadood.
Dhamaan dadka dhashay inta u dhexaysa 1966 iyo 1980 waa inay hubiyaan talaalkooda si ay u xaqiijiyaan inay qaateen talaalka ka kooban
jadeecada.
Read more..

More articles


 



1
2
3