Ciise Waa Kiristo
- Tukasho ku billaaba.
- Waydii qofkii u diyaar ahu inuu kor ka akhriyo aayaddii la soo xafidayay ee casharkii ugu dambeeyay.
Akhri Billowgii 3.
X. Akhriya oo ka wada hadla casharka soo socda.
Eebbe Waa Sidee?
- Tukasho Ku billaaba.
- Waydii qofkii diyaar u ahu inuu kor ka akhriyo aayaddii la soo xafidayay ee casharkii ugu dambeeyay.
- Akhriya oo ka wada-hadla casharka soo socda.
Mark aynu hareeraheenna eegno oo aynu aragno waxyaalo badan oo quruxsan yaabna leh waxaynu garan in uu jiro Eebbe weyn oo awood badan. Wuxuu uumay xiddigaha, qoraxda iyo dayaxa. Wuxuu abuuray dhirta iyo ubaxa. Wuxuu sameeyay shimbiraha iyo xayawaanka. Wuxuu uumay adiga iyo aniga. Dhammaan waxyaalahaas waxaan ka arkaynaa in Eebbe uu ku kaamil yahay caqli iyo wanaag. Taasna waxaan ka akhriyaynaa Billowgii 1–2.
Eebbe Wuxuu Abuuray Samada iyo Dhulka
- Tukasho ku billaaba
- Akhri hordhaca Koorsada.
- Akhriya oo ka hadla casharka soo socda.
Malaa’igta iyo Jink
B. Tukasho ku billaaba.
T. Waydii qofkii diyaar u ahu inuu kor ka akhriyo aayaddii la soo xafidayay ee casharkii ugu dambeeyay.
J. Akhriya oo ka hadla casharkan soo cocda.
Qirashadii Rasuullada (Tawxiidka)
- Tukasho ku billaaba.
- Waydii qofkii u diyaar ahu inuu kor ka akhriyo aayaddii la soo xafidayay ee casharkii ugu dambeeyay.
J. Akhriya oo ka hadla casharka soo socda.