headerImage

Malaa’igta iyo Jinka

Tukasho ku billaaba

Waydii qofkii diyaar u ahu inuu kor ka akhriyo aayaddii la soo xafidayay ee casharkii ugu dambeeyay.

Eebbe wuxuu u uumay malaa’igta si la mid ah sida uu u uumay adiga iyo aniga iyo wax kasta oo kale oo hareeraheenna ah. 

. Read more 

 

Calool fadhiga caruurta

Sidee baan ku ogaan karaa in ilmahayga caloosha fadhido?


Ilmahaaga waxay caloosha fadhidaa markii aad ku aragtid mid ama ka badan calaamadahan soo socda:

3 jeer ka yar ayuu saxaro dhigay muddo usbuuc ah.

Read more..

Qaamo qashiir iyo qalniinka qumanka

Qaamo-qashiir waa cudur ku badan caruurta wuxuuna ku dhacaa qanjirka lagu magacaabo "Parotid Gland", qanjirkaan wuxuu ka mid yahay qanjirrada soo daayo calyada.

Waxaa badanaa keeno caabuq feyruus waxaana calaamadihiisa ka mid ah:

Read more..

Waa maxay talaalka MMR?

Talaalku wuxuu ka xafidaa carruurta saddexda cudurba waxaana la siiyaa ,markay jiraan 12 bilood. Qadarka labaadna waxaa la siiyaa markuu ilmuhu jiro 4 sanadood.
Dhamaan dadka dhashay inta u dhexaysa 1966 iyo 1980 waa inay hubiyaan talaalkooda si ay u xaqiijiyaan inay qaateen talaalka ka kooban
jadeecada.
Read more..

Jadeecada

MMR WAXAA LAGA SOO GAABIYAY SADEX CUDUR OO KALA AH: QAAMOW-QANSHIIRKA, JADEECADA IYO JADEECO BEENTA.

Jadeecada (Measles)
Jadeecada waxaa keena fayrus jeermis aad u xun wata. Ugu dhawaan qof walba oo uu ku dhaco cudurkani wuxuu yeelan doonaa

Read more

TALLAALKA BCG (Bajillas Kalmette-Guerin)

Tiibisho (TB) waa cudur ay dhaliso bakteeriyada (la yiraahdo Mycobacterium tuberculosis). TB sambabada ayaa ugu caansan inkastoo noocyo kale ayey ku dhaci karaan meelkastoo jirka ah.
TB sambabada ayaa lays qaadsiiyaa markii dhibco ka

Read more..

Waa Maxay Gedef?


Waa cudur lafaha daciif ka dhiga oo sababa hoos u dhac caddada fitamin D-ga ee jirka dhexdiisa. Gedfuhu waxa uu ku badanyahay meelaha iftiinka qoraxda oo aad ugu yar cunuga maqaarkiisa ama haragiisa.

Read more..

Muxuu yahay Ebola?


Cudurka Ebola waxa uu ka mid yahay cudurada la xiriira qandhooyinka dhiig-baxa ee keena feyral-ka (Viral Hemorrhagic Fevers) waxa waaye koox cuduro oo keena feyruus badan oo kala duwan.

Read more..

 

Allergies

Xajiintu ama Cuncuku waxay dhacdaa marka jirku uu jawaab ka celiyo shay. Tani waxaa laga yaabaa in ay keento dhibaato yar ilaa mid daran. Waxaa jira noocyo xajiin ah oo kala duwan. Kuwa ugu badan waxay kala yihiin:

Read more..

Antrites

Xubno xanuunku wuxuu dhacaa marka laabatooyinka jidhkaagu ay bararaan ama carjawda laabatooyinku ay baaba’an. 
Carjawdu waa wax sida barkin oo

Read more..

Asthma

Neef ama asma waa cudur ay marinnada hawadu ee gala sanbabadaadu ay cadhiidhi noqdaan ayna soo saaraan xab. Marka ay tani dhacdo, way adag tahay in aad neefsato. Waxyaabaha kicin kara neeftu in ay ku qabato waxaa ka mid ah xajiinta, fayraska hergebka, daawooyin,

Read more..

Back pain

Xanuunka dhinaca hoose ee dhabarka, waxaa ku xanuunsada 4 ilaa shan qofood intii ah waqtiga ee noloshooda.

Read more..

Blood pressure

Cadaadiska Dhiiggu waa xoog la dul dhigo derbiyada marinnada dhiigga ee wadne garaac kasta. Cadaadiska Dhiiggu wuxuu gacan ka geystaa inuu dhiiggu ku dhex socdo jidhka.

Read more..

Bronchitis

Boronkiito waa soo bararidda dhinacyada marinnada hawada ee loo yaqaanno bronchioles ee ku jira sanbabada. Bararku wuxuu keenaa

Read more..

Cancer

Kansar waxaa keena unugyo aan caadi ahayn oo si deg deg ah u kora. Jirkaaga caadi ayey u tahay inuu unugyada duugoobay ku beddelo kuwo cusub, laakiin unugyada kansarku si deg deg ah ayey u koraan.

Read more..

Health tips

1. Hadaad xanuunsato Rabigaa bari isaga unbaa dhibaatada kaa qaadi Kara, ha u malayn in dhakhtarku uu wax kuu qaban karo, hadaan rabi ku ilhaamin.

Read more..

 



1
2
3